Guddiga Doorashooyinka Galmudug oo lacago badan ka aruursaday Musharaxiin kaddibna si xun…

Doorashada xildhibaanada gollaha shacabka ee ka socota dowlad goboleedyada dalka iyo caasimadda Muqdisho ayaa ku socoto si musuq maasuq ah aan horey loo arag, waxa ayna doorashada sanadkan noqotay tii ugu musuqmaasuqa badneed. Guddiga doorashada heer dowlad goboleed Galmudug ayaa kamid ah guddiyada ku kacaya musuqmaasuqa ugu xun ee ka taagan doorashada, waxa ayna xubnaha … Continue reading Guddiga Doorashooyinka Galmudug oo lacago badan ka aruursaday Musharaxiin kaddibna si xun…